Quruxda dumarka halkee laga eegaa tolow Beauty signs

No Comments
mobile ayaan ku  futo weyn

dabada marka ay weyn tahay

gabar reer xamar ah

xaajiyo buuran
Hadaba quruxda haweenka qaabab badan ayay leedahay, ha moodin hal qaab lee inuu jiro xagga quruxda, wejiga iyo sanka waa muhim ilkaha sidoo kale waa inay siman yihiin wax lakab aysan lahayn, faruuraha inay dhexdhexaad ama weyanaan ay xigaan, joogga gabadha inuusan ahayn mid aad u gaaban ama si daran u dheer, sidoo kale jirkeeda inuu si daran u buuranayn ama caato u ahayn, midabka waa caadi haddii ay madow tahay waa qurux, haddii ay maarin tahayna waa ok, haddii ay caddahayna waa sida la rabay, dumarka afrika waad aragtay qaar waxaa jira jareer ah haddana jirkooda soo jiidasho leh, runtii raaxada naagta waxay ku xiran tahay sida ay ninka isu fahamsan yihiin

back to top