Sirta dareen yarida lamaaneyaasha

No Comments
Waxaa ka mid ah waxyaalaha kacsiga ninka iyo naagta daciifiyo daalka badan iyo nasasho la'aanta, waxaa la sheegaa ragga aan nasanin inay ku dhacdo kacsi la'aan, sidoo kale murugta iyo fikirka badan waxay hoos u dhigaan dareenka ninka iyo naagta, waxaa soo galaya gaajada badan ama cunida cuntada nafaqada aan lahayn, inuu qofka mar kasta cuno, taasna waxay keentaa ninka inuu bahalkiisa daciifo qooq la'aan ay ku dhacdo markaas naagta uu qancin waayo, qofka rabo inuu xaaskiisa ku raaxaysto waxaa laga rabaa inuu ka fogaado wasmada naagta xalaasha aan u ahayn, iyadoo xaaran ay tahay sino ay tahay haddana dhib kale ayay u keenaysaa taas, waxay kaa qaadaysaa barkada xaaskaaga, raga inta badan aan naagtooda wax ka tari karin seegada ayay badsadeen ama naago xaaran ayay fuuli jireen, inkastoo la heli karo qof naag xaaran aan u tagin haddana daciif ah, taas waxay u noqonaysaa markaas sababo kale ka reebaya kacsiga ama awoodda dareenka.

back to top