Ma ogtahay muraayadda dumarka badsada waxay ku samayso

No Comments
Ma ogtahay muraayadda dumarka badsada waxay ku samayso
Waxaa la sheegay dumarka marka ay badiyaan inay isku fiiriyaan muraayadda inay ka qaadaan dareen xagga raga ah, waayo waxaa u muuqanaya jirkooda qaabka uu u dhisan yahay labada naasoo dabada wejiga quruxda oo dhan, buugaagta ama daraasooyinka laga sameeyay arintaas waxay sheegtay muraayada inay u kardhiso dumarka raaxada ay ka dareemaan maskaxda axagga galmada.

back to top