Qalbiga wanaagsan waa sida dahabka oo kale

No Comments
www.shumis.net
القلوب الجميلة كالذهب لا يصيبها صدأ
Waxaa la sheegaa qalbiga inuu yahay midka ugu muhimsan qofka insaanka, qalbiga wanaagsan waa sida dahabka oo kale mirir ma qabto si kasta dhib ha u soo gaaree, erey wanaagsan keliya ayaa lagu dejin karaa isla markii waxaa u soo noqonaya biriqiisa

back to top