Bilcaanta siday raga u galaan

No Comments
lacagta naagta
dabciga naagaha
Waxaa la sheegay naagta waxay ka qaadataa ninka wax kasta 
  1. haddii uu jeclaado qalbiga ayay ka qaadataa
  2. haddii uu faduuliyo sharafta ayay ka qaadaa
  3. haddii uu ka fikiro raaxada maskaxda ayay qaadanaysaa
  4. haddii uu guur ka doono waxay ka qaadataa lacagta uu ururinayay cimrigiisa
  5. markuu guursadana waxay ka qaadaa mushaarka
  6. haddii uu dhinto lacagta howlgabkiisa ayay la wareegtaa
marka ugu dambayso waxay dhahaysaa nimanka kama helayno waxaan ahayn madax xanuun

back to top