Diyaad la riixayo waligaa ma aragtay eeg

No Comments
Dalka soomaali waxaa lagu tiriyaa meelaha dunida ugu liidato waayo dadka soomaali waxaa laga rabay maanta inay ahaadaan dad wadan hormarsan ku nool, waxaa la rabay inay lahaadaan dowlad xoog badan oo wax kasta ay u baahan tahay iyada samaysanayso, todobaatameeyada iyo siddeetameeyada dowladaha khaliijka waxay ku noolaayeen faqri, soomaalina waxay ahayd dowlad hormarsan oo la tartamayso dowladaha caalamka lagu tiriyo inay hormarsan yihiin, soomaali waxay soo ceshetay sanadka 1977 gobolka soomaali galbeed dagaalkii itoobiya, kaddib waxaa soo galay labo dowlad ruushka iyo kuuba, marka soomaalida laysku diray oo ilaa iyo hadda ay soo ceshan la'yihiin dadnimadooda waxay noqdeen dad lagu baashaalo oo tusaale u noqday dulinimada iyo liidnaanta iyo baahida iyo abaarta waligaa ma aragtay diyaarad sida baabuurka oo kale loo riixayo oo dhiiqada laga saari rabo eeg sawirkaan
yaabka diyaaradda
eeg dhiiqada ay ku jirto diyaaradda

back to top