Urka alaabta haweenka iyo xiiridda bisqinta

No Comments
Urka alaabta haweenka iyo xiiridda bisqinta6
Farjiga naagta marka uu xanuunsan yahay wuxuu u soo uraa kalluun oo kale siiba nooca muddo yaallay oo kale, sidoo kale naagaha aan kaadida iska dhaqin iyaga alaabtooda kaadi ayaa ka soo urta oo nooc kale ah, nadaafadda haweenka raaxada jirka ninka kaalin bay ka qaadataa, haddii aad tahay gabaryahay qof rabta inay ninkeeda si fiican ugu raaxayso waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho nadafada, shuunka inaad iska xiirta, haddii aad si daran u buuran tahay oo aadan iska xiiri karin bisqinta ninkaaga ii xiir dheh , runtii raaxo badan ayaa laga helaa markuu ninka xaaskiisa u xiirayo shuunkeeda, sidoo kale marka isaga ay uu xiirayso shuunkiisa, haweenka waxaa jira dabada shuun ka leh haddii aad tahay dumarka noocaas ah waxaad u baahan tahay inuu ninkaaga kaa xiiro shuunka dabada.
qaabka ugu fiican waa inaad madaxa dhulka dhigtaa markaas aad kala qabataa labadi bari waa inuu si taxdar ah u xiiraa.

back to top