Ma qurux baa lagu sheegi karaa dabada weyn

No Comments
Ma qurux baa lagu sheegi karaa dabada weyn2
Qurux miyaa dabada weyn? runtii rag badan ayaa ka helo naagaha dabada weyn taas waxay tilmaamaysaa dumarka futada weyn inay raga soo jiitaan, soomaali dumarka ku nool waxaa la sheegay hadda inay qaataan dhar dhab ku ah si ay u soo saaraan dambeedka, taas way caddahay, laakin waxaa jira niman aad u xiiseeya naagaha dabada yar, siiba raga ku nool yurubta waxay jecel yihiin dumarka futada dhuuban, taasna waxaa keenay waxyaalaha meesha ay ka arkeen, nimanka cadaanka waxay xiiseeyaan naagaha caatada ah, laakin raga ku nool africa waxay aad u rabaan dumarka buuran oo fatada ballaraan.
marka quruxda waxay u noqonaysaa dooqa raga ee ma aha waa toos ah.

back to top