Labada nooc ee biyaha raga ay ubaxaan

No Comments
biyaha faniinka maanBiyabaxa waa wax dabiici ah oo ragga marka ay gaaraan gariirka galmada ama raaxada ay biyaha ka baxaan, laakin ragga taas way ku kala duwan yihiin, reag waxaa jira biyahooda soo daata oo caadi si tartiib ah, iyo rag waxaa jira biyahooda soo faniina oo meel dheer gaara, taas maxaa keenaya? haddaba ninka markuu yaryahay ibta guskiisa aad bay u yar tahay, taas waxay keenaysaa biyaha inay u soo baxaan si cadaadis ah oo xoog leh, marka uu guursado oo muddo galmo sameeyo waxaa waasac noqonaya ibtiisa marka biyaha marka ay ka baxayaan ma soo faniinaan, teeda kale ruuixa marka uu muddo biyabbixin isagana biyaha way ka soo boodaan way soo firdhismaan.
shaqo kuma laha sheekadan biyaha degdega ama daahida taas wax  kale ayay u noqonaysaa, qofka dhibka noocaas haysta qaabab badan ayuu daahin karaa, waxaa la helaa wax lagu buufiyo guska oo dawo ah oo biyaha gadaal u dhiga waxay dib u dhacayaan 40 daqiiqo wax gaaraya, laakin taas waxay ku xiran tahay xaaskaga oo haddii ay tahay qof iyada biyaheeda soo daahayaan dhib ma jiro, laakin haddii iyada si dhaqsi ay u biyabaxayso taas ma ficna, waayo isla markii way dhibsanaysaa, waxaa kaloo jira naago oo biyabaxa aan ka joogsanin marka ninka shaqada waa iyaga dhowr jeer ayay biyabaxaan maba joojiyaan, kuwaas ayaa ugu fiican naagaha, ninka wax yar wadi karo waa ku filan yahay, nin daahinaya biyahiisana waa ku haboon yahay.

back to top