Jcaylka iyo maskaxda sidey wax ukala wadaan

No Comments
Jcaylka iyo maskaxda sidey wax ukala wadaan
Maskaxda iyo jacaylka ama caqliga iyo wadnaha waxay ku tartamaan hoggaanka, ruuxa markuu jeclaado naag maxaa ka awood badiya ninka runtii naagta markuu jeclaado wuxuu la damcaa wax walba inuu kau sameeyo adiga waxaa lagaa rabaa inaad dareenkaaga u lahaato waxa kugu soo gudboonaada, maskxadaada ha ku iirto inaad tahay qof banii aadan ah oo aad la dagaalami karto shahwada ku hayso ha raacin wixii qalbigaaga kuu soo jiidayo iyo raaxadaada nago badan ayaa sidan u kufay qalbigooda inat raaceen jacayl been ah ku dhaceen, rag badan ayaa kuu sheegaya beenta oo aan waxna ka jirn wuxuu leeyahay abaayo macaan huuno waan ku jeclahay habeen ma seexan karo adigaa i hortaagan har iyo habeen warkaas ha maqlin ee maskaxdaada ku fikir beenta yaan lgugu dhagrin.

back to top