Wixii tagay fikirkooda maxay kuu keeni karaan

No Comments
لا تنظر الى الماضي فتحزن
لا تنظر الى الماضي فتحزن
Dib ha u eegin waxa aad soo martay oo xumaan ah waayo waxay kuu kordhinayaan murug, sidoo kale haka baqin mustaqbalka waayo fashil ayuu kuu keenayaa, bal ka tag murugadaada iska farax, rabigaaga talasaaro waa d liibaanaysaa

back to top