Sidee lagu fahmaa qooqa ninka iyo bilcaanta

astaamaha faraynta naagta
In la fahmo kacsiga ninka waa fudud yahay, maxaayeelay haddii ninka uu kacsado astaan ayaa ka muuqanayso oo aan u baahnayn in la raadiyo taas oo ah guskiisa ayaa soo istaagaya, wuxuu ka soo muuqanaa surwaalkiisa, laakin waxaa adag in la ogaado kacsiga dumarka, naagaha marka ay kacsadaan wax cad ma jiro oo iyaga ka soo muuqan kara, laakin waxaa lagu garan karaa astaamo badan oo tilmaamaya naagtan inay kacsatay, astaamahan marka ay sedex gaaraan waa hubaal inuu kacsi  jiro, laakin haddii ay hal ama labo noqdaan waa laga yaabaa inay qooqan tahay laakin lama hubo calaamadaha waxaa ka mid ah:

  1. naasaha ibtooda ayaa taagmaya
  2. shiir ayay ka keenaysaa kilkilaha oo ninka soo jiidanaya
  3. si toos uma fadhin karto way is warwareejinaysaa
  4. labada cajarood ayay isku rogaysaa
  5. candhuufteeda ayaa qalalayso
  6. naaftuur ayaa u imaanaya iyadoon shaqo qaban

caalamadahaan waa calaamadaha kacsiga haweenka, saan wada og nahay naagaha way ku kala duwan yihiin awooda kacsiga iyo dareenka, naago waxaa jira aan sabri karin haddiii ay qooqaan ninka isku duuba oo miyirkooda waaya, marka ay biyabbaxaan keliya ayay soo toosaan, iyo kuwa waxaa jira is celin kara xataa iayagoo kacsan, jirka naagta qaabka uu u samaysan yahay astaan uma noqon karo kacsiga, naag dabo weyn iyo mid futo yar waa isku mid xagga qooqa, sidoo kale naag naas weyn iyo mid naaso yar, inkastoo la sheego naagaha dhaadheer inay ka xoog badan yihiin naagaha gaagaaban, si kastaba ha ahaatee naagta kacsiga badan ninka oo kale ma aha xagga awoodda raaxada, ninka aad buu uaga duwan yahay haweeneyda asluubka raaxaysiga jirka iyo istiinka, ninka wuxuu rabaa inuu meel wax galiyo oo ku niikiyo, laakin xaaska waxay fadishaa in loo raaxeeyo oo la istiimiyo naasaha laga dhuuqo kintirka laga leefo, dumarka wasmada jecel waa kuwa da'da weyn afartan iyo sodon iyo konton u dhexeeya, soomaali waxay dhahaan suxulbaruur, naagta afartanka gaaraty cambarkeeda si fiican ayuu i soo bararaa shuun badan ayuu leeyahay, waa soo fuuraa, in meel dheer loo geeyo ayay ka heshaa bahalka, iyo in foorar loogu galmoodo, siilkooda wuxuu soo daayaa marka la foorariyo dhuuso wax u eg oo yeeraya, taasna waxaa keenta hawada bahalka ka galayso marka ay foorarsan tahay, naasaha dhacay ayaa ciilaya naagahan oo duqoobay.
back to top