Naag haddad guursanayso murusade guurso sirta halkan ka akhriso

No Comments
so sirta halkan ka akhr
Dumarka murusadaha aad baa loo amaanay, naag waxaad ka guursataa beesha murusade, waxaa la sheegay waa haween raaliyeyaal inay yihiin oo ay guriga si fiican u dhaqdaa, gabar soomaaliyeed ayaa buraambur ka tirisay amaanta dumarka murusadaha, waxaan rajaynayaa inaad daawataan buraanburta ay ka tirisay naagaha ka soo jeeda qabiilka murusadaha, daawasho wacan 



back to top