Istiraashada loo diyaarsado galmada

No Comments
Istiraashada loo diyaarsado galmada3
Nadaafadda waa muhim ninka iyo xaaskiisa marka ay galmo samaynayaan waxaa habboon inay soo diyaarsadaan istiraasho u gaar ah galmada, marka wasmada bilaabato waxaa ka soo baxa siilka naagaha qoyaan badan oo cad isu roga marka ninka niikada galmada ku jiro, marka hore waa qoyaan caadi ah, laakin marka raaxada galmada ay socoto jugtaas ayaa u baddasha wax cad oo caanaha garoorka oo kale ah, marka istiraashada ama safaleetiga wuxuu sahal ka dhigayaa nadaafada cambarka, macaanka galmada nadaafadda ayuu ku kordhaa, sidoo kale marka biyaha ay kaa baxaan waxaa la rabaa inay kuu diyaarsan yihiin wax aad ku tirto, siiba marka aad biyaha banaanka ku shibi rabto, hablo waxaa jira aan oggolayn in biyaha laga soo saaro oo banaanka lagu daadiyo, si kastaba ha ahaatee ninka iyo gabadha waxaa laga rabaa inay iska nadiifiyaan wasakhda imaanaysa wasmada iyo qoyaanka siilka iyo guska ka soo baxaya, haddii gabadha shuun badan ay leedahay way adag tahay nadaafadeeda, waa inay aadaa musqusha oo biyo ay ku soo dhaqdaa iyo saabuun.

back to top