Qaabkee loo tuujiyaa naasaha dumarka xiliga galmada

No Comments
Qaabkee loo tuujiyaa naasaha dumarka xiliga galmadaTuutuujis ama istiimin ninba siduu u yaqaano waxaa loola jeedaa riixida dumarka laga riixayo labada naasood iyagoo loola rabo in la kiciyo, marka hore waxaad ogaataa in haweenka ay isku si ahayn xaga raaxada naasaha waxaa la sheegaa dumarka qaar waxay gaarayaan heer biyabax ah marka naasaha laga salaaxo ama laga istiimiyo marka laga jaqo miyirka ayay waynayaan qaarna waa caadi dareen weyn kama dareemaan naasaha waxaa laga yaabaa jirkooda meelo kale inay wax ka dareemaan, tabta waxay u noqonaysaa ninka isaga ayaa laga rabaa inuu soo ogaado meesha ay habluhu ka raaxaystaan.
sidoo kale waxaad ogaataa xoog looma tuujiyo naaska gabadha haddii kale dareenka ayaa ka tagayaa qaar baa raba marka ay biyabaxayaan in xoog looga majuujiyo. 
haweenka naaska weyn ayaa ku macaan qabashada iyo istiinka.

back to top