Haddii aad tahay guurdoon soo booqo halkan

2 comments
Suurtagalmiyaa in gabar oo internetka laga bartay in la guursado?, runtii guurka wax fudud ma aha waa mustaqbal, dhowr jeer ayaa dad badan lagu khiyaanay, rag badan ayaa waxay shukaansanayeen hablo waaweyn iyagoo u malaynayay inay gabdho yaryar shukaansanayaan, guurdoon sidiisaba indho wax lagu arko ma laha, teeda kale marka ay soo bateen naagaha qurbaha ku nool siiba kuwa yurub waxaa soo badatay maslaxad, waxaaba loo guursadaa naagta leen dartii, sidii loogu safri lahaa, taasna waxay ka bixisay hadafka asaasiga guurka, rag badan ayaa naago ku galay yurub, laakin guurkooda wuxuu ku dambeeyay furiin iyo kala tag, marka aad rabto inaad gabar guursato waxaa lagaaga baahan yahay inaad dacaad ahaato oo aadan been sheegin, beenta ayaa wax dhan burburisa, niman badan oo guurdoon ayaa waxay soo galaan Facebook ama Paltalk ama imo iyo viber whats-up, si ay ula sheekaystaan naagaha guurka rabo oo ninka u baahan, inakstoo hadda ay sheekada garoob u badan tahay, gabdhana way jiraan oo aroos isaga baahan, dadka guur raadiska ah wiilal iyo inamo ayay ka kooban yihiin, sidoo kale waxaa jiro dad is guursada guur been ah si ay u gataan leenka, waxay leedahay ninkayga waaye lacag ayay qaadanaysaa, ragana way sameeyaan sidaas.



2 Comments

waxaan ahay nin guur doon ah waxana leyga helaa mailkan inasanweyne20@hotmail.com

back to top