Faay maryooleey faceeda ka roon

No Comments
cabaayad madow

qosolka gabdhaha

indha qurux

jiinka webiga

siyaasadda xamar
Dadka soomaaliyeed marka ay ku nool yihiin dibadda aad bay isu jecel yihiin, laakinmarka dalka lawada joogo waa lays cunaa, sidi waraabaha oo kale,  qabyaalad ayaa laga dambeeyaa marka dalka la joogo  laakin marka dibadda ay joogaan qaanuun bay ka dambeeyaa, maxaa u diiday inay dalkooda isku jeclaadaan waa yaabe

back to top