Bikaarada runta iyo tan feega ah

No Comments
gacanta haweenka
Bikrada la sameeyay waxay ugu talagaleen gabadha bigrajabtay in loogu xiro farjigeeda si ninka guursan rabo loo siro, maalmahaan suuqa ayay ku soo badatay bikaarada noocan ah, waxaa laga soo sameeyaa China, birkrada noocan waxaa lagu iibiyaa lacag u dhexaysa  100$ ilaa 300$ doolarka maraykanka ah, arintan oo dood weyn ka furtay bulshada carbeed, taas oo keentay dad inay dhahaan waa wax fiican waayo gabdho badan oo la kufsaday ayaa loogu samayn karaa, qaarna diiday, maxaayelay naago badan oo dhilo ah ayaa isku habaynayo sidii ay ninka u khiyaani lahaayeen, gabadha dhilada ah kama baqayso inay samaysato bikaarada shiinaha, taas oo ku dhiiragalinayso dhilanimada ay ku jirto, wadamada carabta waxaa shardi ah gbadha marka la mehrinayo inay tahay bikro, bigrada noocan qaabka loo jabiyo waa tan caadiga oo kale waxaana la geliyaa siilka gudihiisa meesha bikaarada dabiiciga ay ku taallo, naagaha tolan ee somali gudniinkooda ku habaysan lagama wado bikaaradooda, soomaalida ayaa waxay u haysataa bikaarada inay ku kooban tahay toliinka la tolayo cambarka faruurihiisa oo gabadha laga xirayo duleelka oo dhan waxaa loo furayaa keliya meesha ay ka kaadinayso, marka la bikrajabin rabo dhib ayuu kala kulmaa ninka, raga qaar ayaa awoodi weynaya oo isbitaal geynaya xaaskooda si loo soo furo, nin dalalka yurub ka tarjumo ayaa wuxuu sheegay qiso yar oo yaab leh, waxaa u yimid nin iyo xaaskiisa naagtii ayaa ninka tarjumaanka ku tiri: waxaa rabaa in lay furo ninka soomaaliga tarjumaanka ahaa wuxuu u qaatay inay ka wado dalaaq waa yaabay, wuxuu yiri: waan shakiyay waxaan ugu celiyay su'aasha waxaan ku iri maxaad ka wadaa? waxay tiri aniga fircooni ayaan u gudanahay marka waxaan u baahanahay dhakhtar i furo, markaas ayaan u sheegay waxaa loo kaxeeyay dhakhtar bikaarada ka furo.

back to top