Aroos doon iyo Social networks itee u dhexaysa

No Comments
qayaxan

afguduud

degan wacan guurdoon

midabka maarriinka
Meelaha lagu sheekaysto guud ahaan ama soomaalida ay ku sheekaystaan waxaa loo soo galaa guurdoonnimo waxaa laga soo raadsadaa gabdho guur u baahan, runtii maalinta ay gabar nin u baahato lagama reebi karo ninka ay rabto, xitaa aabaheeda ayay ka cararaysaa sidii ninkaas ay u heli lahayd, yurub marka la tagay hablihii gacanta ayay ka baxeen, waxay aadeen dalal aan dhaqan soomaali haysan, gabadhii waxaa lagu dhahay xor baa tahay, marka maxay samaynaysaa, jidka ugu fiican naag ay ku toosayso waa jidka guurka saxa ah, ma fiicna naagta inay ehelkeeda nin uga soo tagto ehelka iyaga ayaa soo koriyay inay ku jisaarto ma aha, siiba aabaha iyo hooyada

back to top