Kaalinta ay kacayaarto maskaxda dhacdada yaraanta xaga dhowmada wear

No Comments
Kaalinta ay kacayaarto maskaxda dhacdada yaraanta xaga dhowmada9669Dhaqamada raaxada dadka isqaba kala duwan waxay u noqonayaan, sida dadka ay u fikiraan, iyo aqoonta qofka uu leeyahay, taas waxay u noqonaysaa ninka iyo naagta labadaba, waxyaalaha ninka dhaqan ahaan uu ugu saamoowo sheekada hablaha waxaa ka mid ah sida uu kula kulmay yaraantiisa, ninka marka uu yaryahay waxyaalahauu arko ayuu niyadda gashanayaa, haddii looga sheekeeyo naagaha nooca ugu raaxo badan ayaad arkaysaa sida uu dareemayo wuxuu raadinayaa noocaas, haddii uu maqlo waxaa raaxo badan leh gabadha naasaha weyn ama gadaal u buuran wuxuu u kacsadaa midda sidaas ah, sidoo kale gabdha ayaa la mid ah wixii marka ay yarad looga sheekayn jiray sida raga guska weyn oo laabta timaha ku leh, inay kahatr yihiin, naago waxaa jira aan u kacsanin nimanka timaha shafka ku leh mooyee, roga oo dhan kuma laha xabadka timo, taasna dhab ahaantii kuma xirna raaxada naagta ay ka helayso galmada dhabta ah, noocyada naagaha ay u fikiraan ayaa kala duwan taas oo ay saamayso yaraanta iyo waxa lagu sheekaysan jiray xiligaas, sidoo kale is dhex galka ilma dareerka iyo ilma abtiga deriska waxaas oo dhan maskaxda ayay jinsi ku ridaan, raga marka ay naagaha qaraabada ku dhex jiraan maskaxdooda qaab kale ayay u dhismaysaa, naago waxaa jira in la caayo raba oo sidaas ku kacsado, raaxada ninka iyo naagta waxay badankeeda u laabanaysaa si ay ugu saamoobeen marka ay yaraayeen, sidoo kale taas waxay keenaysaa siigada inay badato, hablaha siigaysto waxay soo bilaabaan marka iyo soo qaangaarayaan, taas waxaa ku xambaara sheekada dadka kale ay kula shekaystaan oo qooq raaxada kacsiga xubnaha taranka laga hadlayo.

back to top