Somali girls in somali and out are using Iphone mobile

3 comments
Sawirada teleefanada aad bay u soo bateen camerada booska way ka saareen, maanta marka aad gasho internetka waxaad arkaysaa dad badan soo gelinaya sawiradooda, gabdho wiilal naago dumar waxaad rabto dheh, dad yurub ku nool iyo dadka afrika ku nool ayaad arkaysaa iyagoo ku tartamaya, naagaha kenya joogo ayaa la sheegaa inay iyaga soo geliyaan sawiradooda yaabka badan, markii hore qofka dhib ayay ku ahayd inuu sawirka isla markii soo galiyo, waayo wuxuu u baahanaan jiray inuu sawir galo markaas kaddib soo cadeeyo, footada ka soo qaado, kaddib scaner soo galiyo markaas flash memory ku soo shubo ama CD kaddib internetka soo galiyo eeg sida uu ugu dhibtoonayo hal sawir, laakin hadda sheekada waxaa weeye ii soo qabo moobailka iyadoo sariirta saaran ayay soo dirtaa gabadha, wiilkana wuxuu ku sigtaa inuu soo diro sawirkiisa asoo musqusha ku jiro, aduunka waa halaabay tolow




fanaxleey
gabar futo weyn


gabar badda joogto

way degan tahay

3 Comments

Waw Somali girls are very nice & top

moobeel wax waa dheeli sxb

Nagta yar iyo mida weyn Yaa daran

back to top