Somali chat Qolal furan

1 comment
Somali chat rooms netka way ku soo bateen waagii paltalka la xiisaynayay, waxaa jiray markaas chat video camera aha, gabdhaha aad bay u adeegsan jireen, runtii naagaha soomaaliyeed badankooda chat waxay u soo geli jireen shukaansi, waxay u badnaayeen hablaha soo gali jiray garoobo, gabdhaha mararka qaarkooda way iska soo gali jireen, laakin garoobada ayaa aad u adeegsan jiray, qolal badan ayaa jiray markaas qol diin laga faafiyo qol muxaadaro laga jeediyo qol su'aalo laysku weydiiyo, sidoo kale qolal xun xunna waxay jireen, oo gabdhaha qooqay ay camera ninmanka u shidi jireen, oo meesha ku niikinaya ama jirkooda qaawinaya, gabdho soomaaliyeed badan ayaa soo gali jiray oo dharka iska dhigi jiray oo afxumo ku hadli jiray, naagaha waxaa ugu wacnaa waxa sidaas ay u samayn jireen yurub, waayo waxay haysataa gabadha guri kaligeeda, lacag bay bilaash ku qaadanaysaa, cunto tii ugu fiican ayay cunaysaa, markaas internetka ayay u soo galaysaa raaxo iyo sheeko, runtii chatrooms aad bay ugu badnaayeen hablaha nimanka shukaamin jiray, immisa qof iska guursatay chaatka qolalkiisa, sheekada ka socotay waxaad moodaa filin hindi.

chat girls


gabar chathaweenka jecal chatkabilssh qarxisalkunta chatka

1 Comments:

scw sidee la yahay asxaabta webkan

back to top