Sida lagu ogaado gabadha iscaddeysay

No Comments
Cadaanta  aad bay uga helaan raga badankooda, waayo dad badan baa u haysta cadaanta inay quruxda tahay, gabar aan caddeyn laguma tilmaami karo qurux, arintan sax ma aha quruxda ma aha caddaanta keliya, quruxda dhabta ah waa isku habaysnaanta gabadha, jirkeeda oo dhan waa inuu isku toosan yahay oo isku dheelitiran yahay, sanka afka timaha indhaha naasaha dabada moxoga  faruuraha dhamaan way soo galayaan quruxda, ee ha eegin keliya midabka. maxaan ku garan karaa naagta is caddeysay? naagta iscadysa jireekada waxaa lagu garanayaa finan badan ayuu u keenyaa, sidoo kale wejiga ayay ka cadahay keliya gudahana waa madow, lugaheeda cajiraheeda kilkilaheeda oo dhan waa madow, wejigeedana waa cad oo bool, caadi ahaan gudaha ayaa cad marka loo eego jirka inta muuqata.
 
oo dhan waa inuu isku quruxda tahay, gabar aan
bool, caadi ahaan gudaha kilkilaheeda oo dhan

back to top