Sawiro gabdho somaliyed fiicfiican

1 comment
Haweenka somali waxaa ka mid ah waxyaalaha ay ku fiican yihiin waa xijaabka, xitaa naagaha carabta way kaga fiican yihiin dhankaas, haweenkii hore ee soomaliyeed ma asturnaan jirin waxay xiran jireen dirac qaawan uu ka muuqdo naaska, xilligii Siyaad Barre ii wixii ka sii horreeyay, markii dagaalada ay dhaceen way isbashay sheekada, dumarka oo dhan waxay wada qaateen, xijaab wax yar maooyee, diraca meesha yuu ka baxay, wuxuu ku haray naagaha reer jabuuti iyo haweenka hargeysa iyo goballada waqooyi, koonfurta soomaali oo dhan waxaa u badan dhar asturaad ah, xitaa naagaha dibadda ku nool way wada asturan yihiin siiba dadka gadaal ka galay, inkastoo qaarkooda labada ay isku wadaan, caadi marka ay yihiin jalaabiib ayay xirtaan marka xaflad aroos ay aadayaanna waxay qaataan dirac khafiif timahana way furaan

ila qosoljirkayga iyo boorsadeyda


naaska weyn bigsan qurux badan siman

aniga niqaab ayaan wataaaboowe  ayaan ku leeyahay



1 Comments:

hablo somali u dhashay waa qurux

back to top