Reer waqooyi somaliland maxay ku naceen koonfur

No Comments
Cadaawada dhexmartay somali iyo somaliland waxaa sabab u ahaa nidaamkii Maxamed Siyaad Barre, dowladda Jaalle Siyaad waxay weerar ku qaaday 1988 magaalada hargaysa waxay ku weerartay diyaarado miig ah, dad badan ayay halkaas ku leeysay, marka uu dhacay Siyaad Barre, dadka reer waqooye waxay go'aansadeen inay si gaar dowlad u dhistaan, ilaa hadda caalamka ma aqoonsanin, laakin markaad eegto si fiican ayay isku habeeyeen, way dhowdahay goorta la aqoonsan doono, waayo wixii dawlad laga rabay oo dhan way samaysteen.

back to top