Walaca iyo shaqada sariirta

No Comments
walaca
haweenka walaca
Waxa loo yaqaano walac ama heestamo naagaha wuxuu ku dhacaa marka ay uurka qaadaan gaar ahaan marka uu cusub yahay uurka, naagba si buu u qabtaa walaca, naago waxaa jira waxay nacayaan waxyaalaha qaarkooda sida cunto gaar ah ama waxay nacayaan qof gaar ah ama meel gaar ah, sidoo kale waxaa jira naago ka carara xiliga walaca galmada ama ku waasha galmada oo aan ka dhergin kacsigooda sii bata, marka naagta heestmada waxay ku dhegeysaa wax mucyan ah, sidoo kale waxaa jir naago aan waxba ku walacin oo iska noormaal ah, kaciga hablaha uurka leh waa mid iska caadi ah wax lala yaabo ma aha

back to top