Labiska iyo quruxda shaqo miyay isku leeyihiin

No Comments
Marka aan kala qaadno quruxda iyo labiska waxaan dhihi karnaa xiriir weyn ayaa ka dhexeeya, quruxda rasmiga wa loo dhashaa laakin iyadoo sidaas ay tahay qofka waxaa laga rabaa inuu jirkiisa ku dadaalo, gabdhaha hadda jooga dibadda aad bay ugu xeeldheer yihiin habka laysu qurxiyo laakin kuwa gudaha iskuma dadaalaan, waxaad arkaysaa naag oo qurux badan oo areebo ah oo aan is nadiifinin, laakin guud ahaan haweenka soomaaliyeed waa la amaanaa waxaa la dhahaa waa dumarka ugu fiican xagga nadaafadda

gabar asalkeeda carab ahbun iyo naag maxaa haysta


naagaha madooban nainshirka maanta naagaha
buugga naagta sheekadahimilada hadda jira jacayl



back to top