Jacaylka markuu ugu xun yahay oo cadaab isu rogayo

No Comments
Jacaylka marka uu ka soo jeedo hal dhinac ma fududa habka uu yahay, waayo dhinaca kale ma dareemo qof kale cadaabka uu kala kulmo, rag waxaa jira inaty dumar jeclaadaan oo aan u sheegan karin marka la soo doonto gabdhaas oo la guursan rabo ayuu galayaa murugo aan la soo koobi karin, jacaylka dhabta ah marka uu qalbiga kaa dego ma seexan kartid habeen iyo maalin, mar waliba qalbigaaga waxaa ku jiraya qofkaas aad adiga jecshay, haddaba waa maxay astaanka jacaylka daran?  kagacalka daran waxaa lagyu gartaa had iyo jeer in lagu fikiro qofka la jecel yahay, sidoo kale in mustaqbal lala wadaago, haddii ay ku jeclaato gabar waxaad dareemaysaa inta badan inaysan qiran karin jacaylkeeda waxay ka baqaysaa inaad si xun kula dhaqanto, naagaha jacaylka way qarin karaan laakin raga ma qarin karaan jacaylkooda.
haddii hal dhinac uu ka soo jeedo wuxuu noqonayaa wax cadaab oo kale ah.
jacaylka halka dhinac

shaatiga gabadhacilaanka naagata

miiska kuraastanaagta ku jecel hadda

back to top