Haddii waalikaaga uu kuu diido gabar aad jeceshay maxaad samayn

No Comments
Gacalisa marka aad ka dhex doorato bulshada aad ku nooshahay, waxaa laga yaabaa hooyadaada ama aabbahaaga inay diidan oo ay dhahaan gabadhaas ma guursan kartid, taas aad bay u dhacdaa ninka mar uu gabar ka doorto bulshada ama xaafaddiisa, inta badan waxaa ka soo horjeesta dadkiisa, qabyaaladda kaalin weyn bay ka cayaartaa sheekadan, marka adiga maxaa kugu habboon inaad samayso, waxaan kuu sheegayaa haddii aad rabto inaad nolo fiican ku noolaato hooyadaada iyo aabahaaga yayna kaa caroon naag boqolaal baa la helayaa, keliya waxaa dhib ah inay kugu daraan naag xun oo ay caddahay xumaanteeda, taas ayaa dhib ah, laakin haddii ay ku dhahaan gabdhan annaga ma rabno, isaga tag , gabar kale ayaad helaysaa.




gaashaantaraaxada kuriga

sucdi ibraahim aadanmunada maanta

fardowsa xaaji mirexaalo deeq luulo



back to top