Gabdhaha sawirada ka helo siiba mobilka

No Comments






Badanka gabdhaha waxay aad uga helaan sheekada taleefanka iyo sawirka moobeelada, hadda waxay ka mid noqotay arrintaas shukaansiga qayb ka mid ah,  dumarka soomaaliyeed, siiba kuwa xamar waxay bilaabeen inay nimanka mobole ugu sheekeeyaan ilaa nimanka qaarkooda meel foog gaara

back to top