Fool somali iyo fariin qurux

No Comments
Horaa loo yiri foolka wuxuu tusiyaa firka qofka ka soo jeedo, haddii aad tahay fara dheer ama faragaab, fikirka iska yareey, fatuurada guduudan ayaa fadhiga kugu sugayso, fadeexo ma rabnee fil weyn noqo, haddii aad fuundi tahay, faraanti ayaad qaadan layad footada ayaad fiirin lahayd adooo fure wata, malaga yaabaa inaad fanaan noqoto oo fanka furdaaminaya, faahfaahin dheerad i soo sii faxshar iga daa iyo fajac, falaago ha noqnin feerahana ha iga feerin findoob ayaa i wareeriyay oo fashfash ah, fartuun ayaan jaclahay oo faceeda ka roon, faan ma ficno iyo futo cunow feeraha yaanan kaa fujinin, fagaarha ii fur

xaawo ansalaatodadka degan jubada

love story hindastaamaha yaabka
sanka jiidmameni biyaarkee

Marqaan meel

back to top