Dulmiga ragga qaarkood hablaha ay dulmiyaan video

No Comments

Dulmiga aad buu xun yahay siiba marka la dulmiyo qof daciif ah oo aan is difaaci karin, gabdhan waxay sheeganaysaa in uu dulmiyay nin waxay leedahay nin mar dambe ma aaminayo, aad bay u oynaysaa, haddaba sidee baa la isaga ilaalin karaa raga beenta badan oo naagaha ka dangaara? runtii ninka naagta danta ka wato waxaa lagu gartaa durba wuxuu ka fikirayaa markuu shikaansado sidii jirkeeda uu u gaari lahaa, beentana biya camal ayuu u cabaa, raga waxay u kala baxaan kuwa naagaha u tura iyo kuwa naagaha ku taagsada oo dusha ka fuula daawo gabdhan



caashaqa hablaha weynlabada naagood hadda jooga

labiska somali hadda jirawejiga naagaha caatada ah

caashaqa haddii uu wareerolabada gabar isku kalsoon


back to top