Cayilka degdega siduu ku imaan karaa somali food

No Comments
Calooley ama kirish mirish dadba say u yaqaanaan dalalka qaarkooda lagama cuno xitaa soomaali gobolada qaarkooda lagama cuno, waxaan halkaan ku sheegaynayaa inay leedahay calooleyda waxtar weyn, nafaqo ayay leedahay, dadka raba inay cayilaan waxaa laga rabaa inay si fiican u cunaan, laakin waxaa ka horreeya in si fiican loo dhaqo oo loo nadiifiyo oo uusta xoolaha laga nadiifiyo waxaa lagu dhaqaa biyo kulul oo aad u badan ilaa uu urka iska baddalo, markaas ayaa si qurux badan loo karshaa.
waxay leedahay cayil degdeg ah qofka raba inuu naaxo si fiican ha u cuno burutiino badan ayay leedahay. siiba midda ariga.

Cayilka degdega siduu ku imaan karaa somali food

back to top