Xanaaqa naagaha maxaa looga hortagaa

No Comments
Gabadha  xanaaqa badan iyo midda degan waxaa u dhexeeya farqi aad u weyn, tan xanaaqa badan marka ay wax yar ka aragto ninkeeda oo khalad ah, isla markii way ku xaaqaysaa dagaalkeeda ma dhamaado, laakin midda degan farxaddeeda ayaa badan, hadduu ninkeeda xitaa xanaaq badan yahay, iyada ayaa aayar u dejinayso, xanaaqa haweenka waa kala yahay mid waxaa jiro naagta wax yar xitaa ka xanaaqayso, naagta noocaas ah inay nin la noolaato way adag tahay, marka aad la nooshahay qof banii aadan ah waxaad kala kulmaysaa qaladaad badan, waa wax caadi ah, inaad is dejiso waa lagama maarmaan si aad isu fahantaan xagga nolosha, xanaaqa wax faa'ido uu leeyahay ma jiraan, waxaad uga hortagi kartaa xigmad iyo caqli.

sideen ku dejiyaa naagtaxanaaqa naagta
sheekaffa maantaguriga naagta
raxiya fiska kilkilaha naagta

back to top