Sida loo kala ilaaliyo xaaska iyo walaalaha

No Comments
Marka aad gabar guursato waxaa dhici karta inay is dagalaan iyada iyo hooyadaada ama walaashaada, mowqifkan aad buu u dhib badan yahay, sidee baad ku xalin kartaa mushkiladaas?

marka hore waxaad ku dadaashaa inaad kala fogeyso haddii aad awoodo, deji meel ka fog deegaan ahaan
sidoo kale mar kasta yaan lays dhexgalin, waayo marka dadka ay badiyaan is dhexgalka waa lays nacaa
teeda kale noqo qof caqli badan oo kala maamuli karo xaaskaaga iyo walaalahaada
teeda kale ka dhaadhici xaaskaaga ehelkaaga iyo ehelkeeda inay labadiinaba ehel idin yihiin, ha dareensiinin inaad ka soo dhoweysanayso ehelkaaga keliya oo ehelkeedana aad fogeynayso, waxaa kaloo jira masayr ayaa ka dhalanaya marka laysla joogo, waxaa la rakaa adoo xaaskaada wax u wado markaas ayaa loo fasiraa inaad ka jeceshahy walaalahaada


roshan jees
gabarta hadashumaan as


jajuun hadafool cadyn

back to top