Sheekadii macow basaxiir iyo bashiir labadaan

No Comments
Sheekada macow basaxiir iyo  bashiir labodaan, labadan qof oo ilaa iyo hadda ay is raacdaysanayaan oo ayna kala haraynin meel kastoo ay joogaan waa dad meel kasta ku nool oo habeen iyo maalin is haysta marka ay is qabtaan dadka oo dhan ayay miyirka ka qaadan, ma jiro qof labadan aan garanaynin, macow basdiisa waa xiiran tahay mar kastoo la arko, inta badan wuu qarsoon yahay wuxuu muuqadaa marka meel qarsoon la geeyo,  sidoo kale saaxiibkiisa isagana aad buu u qarsoon yahay, waa ka daran yahay macow xaga qarsoodida, bashiir labo daan ayuu leeyahay oo soo kuusan, waligiisa dhidid ayaa ka socdo oo daran. ma garatay labadan qof waxa laga wado, haddii aad garaty ku soo qor commentigaaga hoose









back to top