Sheekada dumarka dibada iyo dalka xaga jacaylka

No Comments
Waxaa loo kala saaraa haweenka xaga jacaylka labo nooc, qaybta koowaad waxay u nugul yihiin jacaylka isla markii ninka jacaylkiisa ayay ku dhacaan, marka wax yar ninka u sheekeeyo oo ereyo jacayl macaan badan kula hadlo way jeclaanayaan, kuwaas waxaa lagu gartaa caadifada fudud oohin degdeg ah, xanaaq dhow sabar la'aan. amaan jacayl, sidoo kale hadal badan, qaybta labadaad si dhaqsi nin kuma jeclaadaan waxaa laga yaabaa haddii ninka hadal kasta ku dhaho inaysan isbaddalaynin hadalo macaan oo jacaylka ku saabsan, sida abaayo la'aantaada ma joogi karo aad baan kuu jeclahay, kun erey jacayl haddii aad sheegto lagama yaabo inay kuu soo leexato kama helaan kuwan in la amaano, waxaa isweydiin mudan dumarka ku nool dibada iyo kuwa dalka miyay ku kala duwan yihiin ku saamoowida jacaylka? jawaabtu waa haa, waayo saqaafada dibadda waxay keenaysaa naagta inay filimo badan daawato dhaqamo badan aragto waxay ku yeelanaysaa arintaas nafteeda saamays jacayl.






back to top