Saakooyinka iyo diracyada bacweynaha halkee laga keenaa

No Comments
Labiska dumarka inta badan waxaa laga keenaa Dubai, siiba diracyada iyo baatiyaasha, soomaalida asal ahaan waxay ka keenaan dalka india, kaddib waxaa loo soo dhoofinayaa magaalada muqdisho, qiimaha diraca wuxuu ku xiran yahay, sida uu diraca u samaysan yahay, dirac waxaa jira aad qaali u ah, naagaha hadda uma badna diraca, waxay qaataan saakooyin ama jilbaab, gabdhaha yaryar xitaa waxay bilaabeen inay qaataan goono iyo funaadad, taas waxay tilmaamaysaa dhaqanka gabdhaha inuu is baddalay



gabar xijaaban oo cadgabar garbasaar guduudan xiran
gabar facebook ku jirtagabdhaha maantagabar saako xiran


gabar dirac xirangabar goono wadata

back to top