Reer qurbo joog iyo rafaadka fikirka

No Comments
Hadaba marka aad u nooshahay qurbaha waxaad dareemaysaa fikir badan oo la xiriira xagga mustaqbalka, waxaa kaloo aad ka fikiraysaa dadka kaa dambeeya, tolow maxay u baahan yihiin, qofka fiican ma illaawo dadkiisa, laakin dad badan waxay illaawaan ehelkooda, markaas ayay ku dhex dhumayaan qurbaha, dumarka qurbaha ku nool ma xamili karaan wehel la'aan, waayo naagta marka ay ka fog tahay ehelkeeda waxay u baahan tahay qof garab istaaga, waxaa u fiican gabadha inay guursato, si ay u hesho nin garab istaagaya.

naag dirac banaankadaraca balaaran
jiifka sariirtaamaanta naagaha


bishimaha hablahasawir madow iyo cad


back to top