Rafaad iyo raaxo yaa fiican inuu kuu dambeeyo

1 comment
SHAAHA CADDEYSKA DUMARKA
Rafaadka raaxo ayaa ka dambayso, soomaalida aad bay u sheegaan arrontaas, hadda waa in la ogaado qof waxaa jira rafaad u dambeeyo qofna raaxo u dambeeso, dabcan marka rafaad kuu dambeeyo ayaa aad u dhib badan, laakin marka raaxo kaa dambeeyso, waxay tahay mid ku illaawsiinayso dhibaatada aad soo martay, riwaayadda soomaali caanka ahayd oo la dhisi jiray rafaadka raaxaa ka dambeeysa waxa jilay iikar jeeste iyo jeclaa gabadhii lagu magacaabi jiray suuban ama saafi, ninkaas oo ahaa nin guriga booy ka ah markaas ayuu jeclaaday gabadha gurigooda uu ka shaqaynayay, marka ugu dambayso isaga ayay u timid iyadoo rafaad ku dhacay meesha ayuu ku masaamaxay markaas ayuu guursaday

CAATADA DUMARKADHEGAHA DHEER DHEERDIRACA GUDUUDANALKUNTA MAANTA


KUUSKA NAASKAMACDA NAAGTA



1 Comments:

back to top