Nin soomaali soor karinaya

No Comments
Raga soomaaliyeed oo dhan haddii ay ahaan lahaayeen ninkan oo kale haweenka way raaxaysan lahaayeen, nimanka badankooda ma kaalmeeyaan xaasaskooda, ninka waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa garab qabto oo uu wax kasta la sameeyo jacaylka ayay ka mid tahay, nin inuu xaaskiisa jikada la galo oo uu la kariyo mararka qaarkooda cuntada, ama inuu la galo oo basasha iyo yaanyada la jarjaro, jacaylka dhabta ah waa isfahnka labada is qaba, sida ka muuqata ninkan waa nin reer magaal ah oo jecel xaaskiisa una kaalmeeya, runtii waa ka duwan yahay nimanka somalida kale, xaaskiisa waa naag nasiib badan.

baro sorta sida soorta sida loo kairo

xaask.comwalaaq soorta











back to top