Nadaafada laga rabo labada isqaba xiliga galmada

No Comments
Nadaafada laga rabo labada isqaba xiliga galmada32
Galmada xiliyada ay macdahay waa marka uu ninka iyo naagta si fiican niyad ugu hayaan, haddii midkooda uu wax kale ku mashquulsan yahay ama daalan yahay, raaxada laga rabay ma imaan karto, qofka si kasta hadduu u raadiyo raaxada galmada uma heli karo sida laga rabay, marka si fiican loogu diyaargaroobo waxaa la rabaa gabadha inay dhar fiican ninkeeda u soo xirato barfuun ama cadar oo raga soo jiita inay marsato, nadaafada jirkeeda waa inay ahaataa mid aad u sarraysa, waayo nimanka kama helaan naagta gaarida ah oo areebada ah, uskag badan leh, waayo naagaha marka ay nadaafada ka fogaadaan aad bay u soo uraan shiirkooda wuxuu noqonayaa mid aad u qurmuun, kastuumadooda oo dhan jeermis ayay yeelanaysaa, waxaan kuu sheegayaa inaad ku dadaasho nadaafadaada.
is nadiifinta kaalinta ay ka gasho kulanka labada is qaba ee sariirta waa arrin aad u muhimsan, raga aad bay ugu raaxaysaan, sidoo kale ninkana waxaa laga rabaa inuu nadaafadda ku dadaalo, naagaha kaligooda ma aha, iyada laftigeeda waxay u baahan tahay inuu ninkeeda ahaado mid aad u nadiifsan, 
raga raba inay xaaskooda guska u dhuuqaan waxaa laga rabaa inay shuunka iska xiiraan waayo haddii meesha timo ay leedahay waxay noqonaysaa meel aad u qurmuun, gabadha afka ma saari karto bahalka ninka, waayo xiniinyaha timo ayay leeyihiin meesha aad buu ugu dhididaa ninka, shuruf waxaa ka soo go'aya aan loo adkaysan karin.
xiliyada galmada ugu muhimsan waa waa waqtiga nadiifka la yahay.
waxaa kaloo la rabaa in lagu dadaalo afka, si fiican in loo adeeyo, waxyaalo carfaya in la cuni sida xanjada looska iwm.

back to top