Dayuuskii afadiisa sawiro qaawan ka xaday

No Comments
Nin ku kacay fal lala yaabooo aan walagii lagu arkin dunida, ninkaas oo u dhashay dalka masar wuxuu ka xaday naagtiisa sawiro qaawan, si uu uga iibiyo dadka kula sheekaysto chatka, ninkaas oo guurka ku cusbaa, marka uu la aqalgalay xaaskiisa cusub wuxuu sameeyay falkan foosha xun laptobkeeda ayaa sawiro ugu jiray oo kala duwan lix boqol sawiro gaaraya, isagana wuxuu ka qaaday sawiro iyadoo qolka jiifka ku jirto oo dharka jiifka xiran, markaas ayuu ku faafiyay Facebook, wuxuu ka iibinayay qofkii lacag u soo diro, waa sheeko yaab badan, waligiina ma aragteen ninkan nin ka dayuusan oo kale, waa nin qiiro aan lahayn oo xaaskiisa jirkeeda iibin raba. naagtii marka ay dareentay way tagtay gurigooda ayay aaday waxay ku dacwaysay booliska ninka inta la dabagalay ayaa la soo qabtay, waxaa laga helay pc-giisa rag oo camera uu kaga duubay oo siigaysanaya. hadda maxkamad ayuu sugayaa waa xiran yahay.

back to top