Gabar hindi guurdoon ma aragtay

No Comments
Rag badan oo fiirsada filimada hindiga waxay u haystaan naagaha hindida inay dhamaantooda wada qurxoon yihiin, marka ay arkaan hema malini iyo zeenat aman , rekha neetu snigh reena roy, waxay u qaadanayaan haweenka ku nool india inay wada cad yihiin, india dad waxaa ku jiro aad u madow sida soomaalida oo kale ah qaarkooda, xitaa waxaa la sheegaa dadka dega xeebaha badda somali inay ka soo jeedaan asalkooda india, tusaale ahaan dadka marka aan eegno labiska iyo qaabka dhaqanka iyo hadalada waa laga fahmaa in somali iyo hindi wax badan inay ka dhexeeyaan, saan og nahay india muslin badan ayaa ku nool, sidoo kale hindida waxay imaan jireen somali si ay uga ganacsadaan, haweenka india waxaa la dhahaa nimanka aad bay uga dambeeyaa, si fiicanna way u dhaqmaan.
webyada guurdoonka caalamka marka aad gasho waxaad arkaysaa naagaha dalka hindi ku nool inay ku badan yihiin, dadka guurka raadinaya, qaar waxaa ku jiro muslin ah, sida webka lagu magacaabo shaadi.com oo kale.

back to top