Murugta iyo farxada siday kala yihiin

No Comments
Murugta iyo farxada siday kala yihiin b
Runtii murugta wax ay baddalayso lama arko, haddii aad murugto wixii aad u murugtay heli maysid, laakin dhoolcayska wuxuu kaa baddalaa dhibka aad ku sugan tahay, waligaaga waxaa lagaa rabaa inaad farxad muujiso

back to top