Maxay ku jaclaadeen dadka soomaalida webka Ajakiz

No Comments
Webka waxaa la asaasay sanad ka hor marka la asaasayay waxaa loogu talagalay bulsho weyn soomaaliyeed inay ku soo taxmaaan, ajakiz maanta wuxuu noqday webka ay aadka u akhristaan soomaali, maxaa ka dhigay ajakiz webka ugu fiican su'aashan dad badan ayaa isweydiin kara, runtii waxaannu leenahay webka ajakiz arimaha bulshada si fiican ayuu u taabanayaa, wuxuu ka hadlayaa waxyaalaha ay dadka u baahan yihiin siiba sariirta waxa la xiriira oo dadka qaarkooda aysan weydiin karin dad kale, laakin ay u baahan yihiin inay ka kahristaan netka, webka sidoo kale wuxuu aad uga hadlaa bulshada guud ahaan, dadka soomaalida ku nool qurbaha sawirada khayraadka dalka buuxa oo aysan dad badan la soconin siiba dadka qurbaha ku nool, sidoo kale ajakiz.com wuxuu aad xoogga u saarayaa waxyaalaha wax lag faa'idaysan karo.


dadka webka ku xiran ajakiz

sheekooyinka yaab lehhurdada hablaha

hablaheena maxay rabaangarbaha buuran dumarka leh



back to top