Maxaa loola jeedaa maryooleey

No Comments
Ereyga maryoley marka la sheego waxaa laga wadaa dadka soomaaliyeed guud ahaan, taasna waxaa loogu bixiyay soomaalidii hore waxay ku labisan jireen labo maro cad, waxaa kaloo la dhihi jiray laba goodle, naagahana waxay xiran jireen hal maro oo layku duuduubayo, laakin marka ay soomaalida maagaalada soo gaaleen labiskooda waa isbaddalay

xaflad ayay joogtaalabo gabarnaag qimaar xiran


dhayman luulsankaa u durantinta soomaalida

back to top