Kumuska bilcaanta macaanka uu kala leeyahay iyo qaababkiisa

No Comments
naagaha kubka weyn
dumarka garka buuran
Astaan ayuu kala leeyahay laanka dumarka dunida ku nool, hablo waxaa jira cambarkooda kala qaadan ama furuurihiisa isku qabsanayn, sidoo kale waxaa jira kuwo faruuraha siilkooda isku daboolan, taas maxay u noqon kartaa? haddaba waxaa arrintaas ay u noqonaysaa kintirka iyo faruuraha yaryar haddii gabadha kintirkeeda ama bushimaha siilkeeda buuran yihiin siilkeeda iskuma xirnaanayo afkiisa wuu furnaanayaa , haddii dibnaha yaryar ay caato yihiin siilka nab buu isku dhahaa,  sidoo kale qaabka foorar marka ay gabadhu u foorarsato midda cambarkeeda isku imaanin boqa waa furmaa midda kalena ma furmo, labadaas nooc ayaa jira oo siilal ah, laakin xagga raaxada wax saamays kuma laha sheekadan, taas waxay u noqonaysaa xoogga uu leeyahay cambarka iyo raaxada ay gabadha dareemayso iyo dhacaanka macaansiga dartii oo uu soo daayo cambarka, dhacaankaas oo is jiidjiida, wuxuu kordhiyaa raaxada ninka uu naagta kaga helo qooqa marka uu galmada ku guda jiro, sidoo kale waxaana la rabaa ninka iyo naagta inay si fiican isugu fahmaan raaxada ay isla samaynayaan, haddii aysan isugu fahmin sida loo baahan yahay labadooda isma qancin karaan, waxaa kaloo muhim ah jacayl dhab inay isu hayaan, waayo jacaylka raaxada aad buu u siyadiyaa, haweeneyda marka ay ninka jacayl u hayso si fiican bay ugu kacsanaysaa, marka ay neceb tahayna qooq kama imaanayo, sidoo kale naagta haddii xishood ku jiro iyadana waa damaysaa, wasmada naagaha xishoonaya waxay u keentaa siil adayg, bahlkeeda waa isku dhegaa xanuun ayay ka dareemaysaa marka uu ninka guska u geliyo, xitaa haddii uu guska yar yahay laxaw ayay ka dareemaysaa faruuraha iyo gudaha geedka, siilka baruurta badan gaar kuma aha naagaha buuran keliya, gabdho waxaa jira caato ah haddana siil buuran leh oo kor u soo kacsan, buugagta qaar waxay sheegaan gabadha leh siilka buuran waxaa lagu garan karaa astaamo oo ay ka mid yihiin garka inay ka buuran tahay sidoo kale kubka inay ka weyn tahay, midda noocaas ah cambarkeeda kor ayuu u soo baxsan yahay, marka cambarka uu yahay sidaan dhalfada ninka si fiican ayuu ugu dhegaa, wuu yeeraa marka niikada galmada uu bilaabo wuxuu dhahaa dhoc dhoc dhuq, kulayl badan ayuuna keenayaa, waayo baruur badan ayuu leeyahay, oo u keenaysa qandaca, naaghaas garkooda iyo kubkooda ayaakuu sheegaya.

back to top