Koonfur iyo waqooyi yaa dumar qurxoon

No Comments
qq somali
Miisaanka quruxda qoloba si bay u arkaan, marka waxaad ogaataa inay tahay quruxda aragti bulshada ku faafayso oo dad ay sidaas u qaadanayaan, aduunka africa iyo aasiya iyo oroba iyo maraykanka dhamaan qaabab bay u arkaan, taas waxaad ka garan kartaa sida dadka ay isu qabsadaan quruxda, si kastaba ha ahaatee qofba meel ayaa laga qurxiyay quruxda waa deeq Alle bixiyo, soomaali yaa ugu qurux badan ? koonfur mise waqooyi? dadka reer waqooyi waxay sheegtaan inay iyaga ka qurxoon yihiin dadka reer koonfur. laakin taas sax maha awaayo dad badan ayaa laga helaa oo ku nool konfur sida marka oo kale oo aad u qurux badan asalkooda carabta yaman iyo cumaan ayay u noqonayaan. marka labada dhinacba waa laga helaa dad qurxoon.

back to top