Waxa lala damacsan yahay dalkeena

Bulshada hada aan u jeedno ee soomaaliya, si daran ayay u kala yaacsan tahay, taasoo keeni doonta dad badan soomaaliyeed oo hal luqad ku hadli jiray inay noqdaan dad luqado badan ku hadlo, sidoo keli waxaan waligeena dhihi jirnay waxaan nahay ummad muslin ah 100%, laakin waxaan ka baqayaa in dad badan soomaali ay gaalo soo noqdoon markaas dalka laguu keeno, ciyaar ma aha, waxa soomaali loola rabo, dad badan ayaa maanta ku nool dalalka yurub dadkaas oo dhan duulan ayay ku soo qaadi doonaan dalkeena, taas oo keeni karta dhaqanka somali in si daran loo rogo oo la afgadiyo, way jiraan dad ilaa iyo hadda diintooda ku dhegan dumar badan ayaa jiro xijaabkooda haysta, oo marka ay yurub tageen diinta ku sii dhegay, hadana waxaa la rabaa in naan digtoonaano

gabar yar ygabar so,mali



saak ayay timidyaadonki baaratayse may

back to top